Thursday, November 17, 2016

DAHABSHIIL iyo Ka AAMUSKA ABAARAHA SOMALILAND NAAFEEYEY?

dadweynaha reer somaliland waxay cabasho balaadhan ka muujiyeen arxan darada shirkada dahabshiil kula dhex jirto dadweynaha somaliland taasoo cabashooyin hore ay ka sheegan jireen gobolada konfurta somaliya.
waliba waxa shirkadan ku cad in ay ka mid tahay Gacan yaraayha Argagixisooyinka somliya ku dhex nool , kuwa hore iyo kuwa iman doonaba.
hasayeeshee waali ka maa ay hadan dawlada somaliland iyo dawladaha konfurta somaliya ka jiraa.
shirkadan waxay ku haysaa dareen arxan daro dadka abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan deegaanada Burco ,Sool iyo Sanaag ooay ka jiraan abaaro baahsan,taas oo necebna horumarka magaalooyinka somaliland sida magaalada laga asaasay ee Burco.
waxana shirkadan la filayaa in ay ku soo baxday dhiigii cadaanka ahaa inay dishay saado cali warsame Alle Ha u Naxariistee.
Dhanka Kale Waxa ay shirkadani  todobaadkii ina dhaafay ee bishan november ay ku afduubaay magaalada uganda inan yar oo Rajo iyo Agoon ah .

No comments:

Post a Comment