Wednesday, November 16, 2016
Ka Qayb Qaadashada Shirkada Indha-deero Group ee Xaga abaaraha Somaliland.
Shirkada Caan Ka ah ee Deero and Sons' ayaa maanta deeq Raashin Gaadhaaya 4000 oo kiish iyo Booyada Biyo ah Gaadhsiiyey Dhulka Hawdka Ee Abaaruhu saameeyem.
Waxa Kale oo shirkadan ilma indha-deero ay Bixisay Booyado dhaamin doona ilaa inta Uuu Roob Ka da'aayo.
Booyadahan oo Qarashkooda ay bixin doonto shirkadaas deero Group
waa Markii u horaysay ee la arko ganacsato ku bixisa maal intaa leeg dadka abaaruhu saameeyeen,
shirkadan ilma indha deero waxay xil iska saartay dadka islaamka ah ee diifaysan
mahdi cabdi jaamac
zeeteeye
BURAO
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment