Hadaynu yara jalecno sooyalka taarikheed ee Masuulka ugu da.da yar sandalada golaha wasirada somaliland Mudane maxamuud warsame jamac wasiirkuxigenka wasarada gaashandhiga iyo difaca qaranka.
Waxa uu markii ugu horaysay noqday gudoomiyahihi ururki mutadawaca aha ee la odhan jiray YESDO.
Marki xigtay waxa unoqday macalin dugsi oo 3sano uu aha(2006 ilaa 2008 ) .
Marki xigtay waxa unoqday mamulihii dugsiga hoose ee xaji muuse oo kuyala duleedka ceergaabo muddo labo sano ah (2009 ilaa 2010).
Waxa uu marki xigatay kamid noqday xildhibanada kasoo baxay doorashada golayasha deeganka somaliland.
Isagoo 3/12/2012 kamidnoqday xubnaha golaha deeganka degmada ceerigabo isagona kusobaxay cod aqlabiyada.Waxa unoqday gudomiyaha dhaqalaha golaha deeganka cerigabo.
Waxa uu kugulaystay xildhibaanki ugu waxqabadka badna xildhibanada golayaasha dalka kadib qimaynti lasameyay sanadki 2015kii.Marki xigtay waxa unoqday wasir kuxigeenka wasaarada gaashandhiga iyo difaca qaranka somaliland isago ila waqti xadirkan ah masuulka labaad ee mijaraha u haya wasarada gaashandhiga.
Hadaynu intasi kuso koobno sooyaalka tarikhed ee wasirkuxigena wasaarada gaashandhiga dalka.
Runtii wa masuul kusuntan hawlkarnimo shaqo iyo daacadnimo
Sooyalka Taarikheed ee dalka baal dahabu kaga jira Tarikhda dalkuna kumayasidonto Masuul inbadan shacbiga Somaliland uriyaqeen.
ALLE XILKA HAKULA GARABGALO
No comments:
Post a Comment